Tobanka dal ee ugu qanisan qaaradda Afrika oo lasoo bandhigay (Yaa Hoggaaminaya)

Qaaradda Afrika ayaa lagu tilmaamaa iney tahay tan ugu faqiirsan dunida, iyada oo faqiirnimada qaaradda loo sababeeyo dhaqaala aan xasilooneyn, amni la’aan, musuqmaasuq, dagaallo sokeeye iyo falalka argagixisada ee qaaradda ka dhaca. Haddaba hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka warbixin ay si wadajir ah u soo saareen dabayaaqada 2021-ka waxay ku shaaciyeen 10-ka … Continue reading Tobanka dal ee ugu qanisan qaaradda Afrika oo lasoo bandhigay (Yaa Hoggaaminaya)